Ciidamada Danab iyo Ciidamo Mareykan ah oo howlgal dhiig ku daatay ka fuliyay Jilib

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab oo gacan ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa la sheegay in howlgal qorsheesan ka fuliyeen gudaha Degmada Jilib ay maamulaan Al Shabaab. Taliyaha qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  General Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) ayaa sheegay in ciidamada Danab iyo kuwa Mareykanka howlgal ka fuliyeen xarun tababar … Continue reading Ciidamada Danab iyo Ciidamo Mareykan ah oo howlgal dhiig ku daatay ka fuliyay Jilib